Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Farmaajo oo Ka Hadlay Kulan uu La Qaatay Sarakiisha Ciidamada Amisom Kadib Markii Saxaafada Reer Mudisho ay Baahisay in Farmaajo Gurigii uu Muqdisho Ka Daganaa Amisom Kala Baxday.


(Hadhwanaagnews) Saturday, August 11, 2012
Muqdisho-(HWN)- Raisul wasaarihii hore ee Xukuumada iminka sii dhaceysa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay kulan

Muqdisho-(HWN)- Raisul wasaarihii hore ee Xukuumada iminka sii dhaceysa ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay kulan uu shalay la qaatay saraakiisha Ciidamada Amisom.

Inta uusan Farmaajo ka hadlin kulanka uu la qaatay sarakiisha Amsiom waxaa saxaafada reer Muqdisho iyo dadka u dhuun daloola siyaasada Soomaaliya ay isla dhex marayeen in Musharax Maxamed Cabdullaahi Farmaajo lagala baxay gurigii uu Muqdisho ka daganaa lana soo saaray cadaadis xoogan.

Hayee shee Farmajo ayaa ka hadlay kulankii uu Amisom Muqdisho kula qaatay

isagoona sheegay in ay kawada hadleen sidii amaanka Muqdisho loo sii adkeyn lahaa loona ilaalin lahaa musharaxiinta tira badan ee utaagan qabashada jagada Madaxweynaha Soomaaliya.

Farmajo oo hadalkiisa sii wato ayaa sheegay in ciidamada Amisom  ay kawad hadleen sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa gacan ku dhiig lihii dilay taageerayaasha Musharax Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo dhaweynayay maalinkii uu Muqdisho soo gaarayay.

Musharaxaan ugu cad cad Musharaxiinta utaagan qabashada jagada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalinkii uu Muqdisho  soo gaarayay waxaa soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatay ciidamo badan oo ka tirsan kuwa dowlada KMG ah Soomaaliya waxaana SuÂ’aal Farmaajo La weydiiyay ee ku aadan in ciidamada dowlada ay soo dhaweeyntiisa ka qeyb qateen waxaana uu ku jawaabay.

"haa ciidamada dowlada waa ay isoo dhaweyn karaan waxaana ay kamid noqon karaan taageerayaasheyda qaaska waayo markii aan Raisul wasaaraha dalka ka noqday waxaan dib uqaabeyn weyn ka geystay dhisida ciidamada xooga dalka Soomaaliya taasi ayaa keentay in ay si weyn Muqdisho iigu soo dhaweeyaan.

Xasankuuriya

Hadhwanaagnews/Office Muqdisho

kuuriya@hadhwanaag.org

 

Labadii Oradyahan Ee Soomaaliya umataleysay Ciyaaraha Olympikada oo Magan Galyo Weydiistay Dowlada England.

London-(HWN)-

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.