Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Yaa Caawinaya Gabadh Yar Oo Naafo ah Oo Caawimo U Baahan.


(Hadhwanaagnews) Saturday, August 11, 2012
Yaa Caawinaya Gabadh Yar Oo Naafo ah Oo Caawimo U Baahan.

Khadra Axmed Iidaan waa gabadh yar oo 12 jir ah,Naafo ah oo gacmaha iyo lugaha oo aanay isticmaali Karin xanuun awgeed Ka noqotay.

Xanuunka ku dhacayna waa mid aan dawo loo haynin tii ilaahay mooyaane,gabadhan yar oo ka dhalatay reer dan yar ah oo aan waxba haysan.

Qofkii caawiya qof xanuusanaya ama itaal daran isna ilaahay ayaa caawinaya.

Qofkii ilaahay

dartii u caawinaya gabadhan yar fadlan ha la soo xidhiidho lanbarkan oo ah mid ay hooyadeed sidato.

0025-22 4768208.


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.