Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


hambalyo reer laasa caanood iyo ururka WADDANI by IBNU CILMI BUSHAALE


(Hadhwanaagnews) Monday, August 13, 2012
bacdal salaan ta islaamka kaidb waxaan halkan si qaaliya uga mahad celinaya dhamaaan bah

assalamu caleikum

bacdal salaan ta islaamka kaidb waxaan halkan si qaaliya uga mahad celinaya dhamaaan bah waynta saxafad ee ii ogolaatay qoraalkaygan in aan gudbiyo



aniga oo ku hadlaya magacayga iyo magaca taagerayaasha qaaliga ah ee bah waynta ururka  WADDANI  meel kasta
oo ay adduunka ka joogaan waxaanu halkan hambalyo iyo bogaadin iyo duco  aan lasoo koobi karin uga diraynaa
dhamaan shacab waynaha  reer sool  meel kasta ay joogan qaasatan murashixiinta  reer sool  iyo inta sooo xulatay
murashixiintaas oo tiradoodu dhantahay 21 murashax kana sharaxan urur waynaha waddani 
waxaan ALLE uga baryayna in uu uga midho dhaliyo hamigooda siyaasi ee ay doonayaan in ay wax ugu qabtaan laas caanood

http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=73690
 
aamiin aamiin

guul iyo gobonimo bah waynta

WADDANI

 IBNU CILMI BUSHAALE
 
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.