Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Mo farah Halaga Faaidaysto by Mohamed Yamani


(Hadhwanaagnews) Monday, August 13, 2012
Marka Hore Waan Salaamayaaa Dhamaan Bahwaynta Saxaafada .

Marka Hore Waan Salaamayaaa Dhamaan Bahwaynta Saxaafada .

Salaan Ka Dib Hadaan Horta Marka Hore Ramadan Kareem  Bacda Ramadan Waxaan Halkan Uga Faaidaysanayaa Inaan Hambalyo Hawada Ugu Soo Mariyo Halyayga Mohamed Farah .

Intaa Ka Dib Hadaan Dulucda Maqaalkaygana U Soo Dhaadhaco, Sida Dhawaanahan Ba Aynu Shaashadaha Aduunka Ka Dawaanaynay Waxa Wiil U Dhashay Dalkeena Hodankaa Ee Somaliland Mohamed Farah Uu u Soo Hooyay Guulo Wax Ku Ool Ah Wadanka UK Iyo Inta Afsomali Ku Hadashaba Siiba Reer Somaliland Oo Uu Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeedo.



style="TEXT-ALIGN: justify; MARGIN: 0in 0in 10pt" class=MsoNormal>Hadaba Sida Warbaahinta Aduunku Qorayso Mohamed Farah Waxay Idhaahdeen Muqdisho Ayuu Ku Dhashay Waana Somalian , Markaa Waxaan Ku Talin Lahaa In Jaaliyada Somaliland Ee Reer UK Ka Faaidaystaan Fursadan Qaaliga Ah, Tusaana Caalamka Inaanu Ninkan Reer Somalian Ahayn Ee Uu Yahay Somalilander Xaflad Heer Sare Ahna U Qabtaan ,Hadii Kale Nimankii Lagu Dhajiyay Jinsiyadooda Beenta Ah Ee La Yidhi Dhulkiinuu Ku Dhashay Ee Koonfureedku Walee Intay Xaflad U Qabtaan Indha Adaygooda Ayay Walibana Calankoodu Blue Ga  Dusha Ka Saari Halkaana Ay Aduunku Qarwaaqsan Inuu Ninkan Yahay Somalian Ee Ma Ka Faa,idaysanaa Oo Sidaa Ma La Yeelayaa Reer Somalilandow?

Looma Baahna Hadal Aan Meel Gaadhsiisnayn Iyo Kalmado La Isku Dhaafsado Facebook Iyo Maqaalo Aan Aduunku Arkayne Aynu Sidaa Yeelno, Waa Hadii La Doonayo In Indhaha Caalamka Lagu Soo Jeediyo Somaliland Sida Imikaba Ay Jariirada Afka Dheer The Guardian Markiiba Ugu Soo Dirtay Inay Wax Ka Qorto Nolosha Family Ga Mohamed Farah Ee Somaliland Ku Nool .

  Mohamed Yamani

just_4fan@hotmail.com

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.