Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


faalo waxaa ka baxay kulmiye udub iyo ucud by ENG:Ahmed Jama (xoog)


(Hadhwanaagnews) Monday, August 13, 2012
Siyaasada Somaliland ee curdanka ah ayaad moodaa inay xishoonin siyaasiyiinta oo marka ay arki waayaan dantooda meelkale

Siyaasada Somaliland ee curdanka ah ayaad moodaa inay xishoonin siyaasiyiinta oo marka ay arki waayaan dantooda meelkale u guura waxaa cad inaan mabda jirin ee ay tahay dantayda oo kaliya ama dhaqaale ha noqotoama awood kaleba ha ahaatee mise dadkaa waalan mise kuwa siyaasiyiinta sheeganaya ayaan xishoon oo ah mid qayabay sida dadkan masaakiinta ah loo jaah wareeriyo.

Hadaba anigoo aan rabain inaan cid gaara wax ka sheego ama aflagaadeeyo waxaa si cad loo wada ogyahay inay tahay siyaasada Somaliland

sida nin dukaan furtay oo haduu macaamiil ka waayo xaafadaa inuu dukaankii ula wareego xaafada uu u arko inay dad badan tahay.

Waxaan shacbi waynaha Somaliland dareensiinayaa ninkan laba wajiilayaasha ah inay farta ku fiiqaan.waa sida kaliya ee dalku hour mar ku gaadhi karo,dad ka iyo dalkana wax tar dhaba u noqon kara.

 

 

ENG:Ahmed Jama (xoog)

xogagaal@gmail.com

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.