Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Labo Qoys oo Soomaaliya Kana Kooban 25 Qofood oo Masiibo Kula Qabsatay Caasimada Dalka Syria Ee Dimishiq


(Hadhwanaagnews) Monday, August 13, 2012
Dimihsiq-(HWN)- Masiibadan oo ka dhacday dalka Syria e dagaaladu halkeeyeen ayah waxa wararka aan kahelay dad

Dimihsiq-(HWN)- Masiibadan oo ka dhacday dalka Syria e dagaaladu halkeeyeen ayah waxa wararka  aan kahelay dad Somali ah oo  kunool  caasimada gaar ahaan xaafada masakin bresah  noo xaqijiyeen  in ay meesha ka dhacday masiibo  ku habsatay qoysas Somali ah taas oo warku sheegayo In ilaahada laba qoys oo Somali ah ay gabi ahaanba ku shufbeeleen  markii iyago qaxaya uu madafac ku habsaday  waxaana ilaah hada la xaqiijinyaa geerida  25 kaan qof.

Wararka naga gaadhaay Syria ayaa sheegaya in qoys caan ahaa ganacasade abuubakr soomow iyo

qoyskiisi in uu ka badbaaday wiil yar oo dhaawac ah   ayna geeriyoodeen 9 sagaal qof oo kale oo qoyskaan ka koobnaa waxaa kale o jira qoys kale oo  ilaa hada magacooda la raadinayo.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in 200 oo qoys ay ku xaniban  yihiin (xaafada xorno, iyo tell iyo xaafado kale oo kamidah caasimada  Damascus  waxaana wararka ay sheegayaan in qoyaska Soomaalida ay dhamaantood bas beeleen.

Hadhwanaagnews


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.