Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Hambalyo Meherka: Boqorka Cabdirxamaan Nuur Cilm iyo Boqorada Siraad Sh. Cabdiraxman Awgamboole


(Hadhwanaagnews) Friday, August 17, 2012
Gacal iyo Sookeeyaba Guurkina lagu farax Dhamaan dadka Hoos ku qorani Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa

Gacal iyo Sookeeyaba Guurkina lagu farax Dhamaan dadka Hoos ku qorani  Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa Meherka    Boqorka   Cabdirxamaan Nuur Cilmi   iyo  Boqorada  Siraad  Sh. Cabdiraxman Awgamboole oo meherkoogu ka dhacay 15kii August (27 Ramadan) Masjid Jaamaca Weyn ee Magalada Boorama  Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela ilahayna ha isku kiin barakeyo amiin  :- dhamaan dadkani waxayna kala joogaan dhamaan qaarada dunida oo dhan .. 

  • Hooyo Cibaado Axmed Samaale
  • Habo Madiino Barkhadle Sameele
  • Habo Xabiiba Barkhadle Samaale iyo caruurteeda
  • Abtiyo Cali Axmed Samaal iyo caruurtiisa


  • align=justify>Abtiyo Cabdi Barkhadle Samaale  iyo Caruurtiisa
  • Dhamaan reer Sh. Cabdiraxmaan Awgamboole
  • Dhamaan reer Siciid Awgamboole
  • Dhamaan reer Cali Awgamboole
  • Dhamaan reer Jamac Awgamboole
  • Dhamaan reer Jaamac dharaar
  • Dhamaan reer Nuur Dubad Deer
  • Dhamaan reer Maxamed Dubad Deer
  • Dhamaaan reer Farax Dubad Deer
  • Dhamaan  Reer Faarax Warsame  
  • Barni Dubad Deer iyo Caruurteeda

Waxaan leenahay noqda kuwii iska wara ubad khayr qaba kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano amiin amiin .
Abdikarim  Abdirahman Osman(Awgamboole)
ottawa Canada 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.