DHammaantiin waan idin salaamayaa ummada reer soomaalilnd gaar ahaan
saxaafada waayo waa tebiyeyaal isu xilqaamay waajib ballaadhan, intaa kadib
HAAN WALBA WIXII LAGU SHUBAY AYAA LAGALA BAXAA ama laga cabaa , ama laga shubtaa
waxaan u jeedaa dad weynaha reer SLND mucaarad iyo muxaafadba , waxay isticmalaan shacabka shacabkuna waa daacad ,masaakiin ah oo wax kasta lagu shuban karo waayo waxay is leeyihiin wasiir kani wuxuu sheegayaa waa wada RUN mana aha wada sax markaasi muxaafid iyo mucaaradba
waxii aad shacabka u sheegtaan ha ahaado ee aad ku dagaal gashaan ha ahaado wax aan ahaan madhalays. ama aan jirin
maad xoolaha heena tidhaahdaan waanu xanaanaynaynaa, geela , ama lo,da, ama adhiga, miyaad ka qashaaftaan
degaanka la naafaynayo, biyaha iska soconaya, oo aad iskaa wax ku qabso
, isticmaashaan , maad ku faantaan
wax yaabaha alle inagu galladay, XOOLEHEENA, xisbiyadu , xataa dabar goyta BACDA, oo xoolaha laysa may ku
guubaabiyaan wax baanu ka qabanaynaa
Ahmed H Dubbe
Sweden
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga