Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


maxay tareen xildhibaanada aflagadeeyay wasiirka wasaradamacdanta iyo biyaha


(Hadhwanaagnews) Friday, August 17, 2012
waxa maanta igu kalifay inaan qalinaka uqato hadal malin dhawayd ka soo yedhay qar kamida xildhibanda golaha wakilada oo si ka baxasan

maxay tareen xildhibaanada aflagadeeyay wasiirka wasaradamacdanta iyo biyaha
 
marka hore waxan salaamaya dhamaan uamda somalialnd meelkastoo ay joogan gudo iyo debedba  waxan sigara usalamay saxafada madaxa banaan ee somaliland oo noo fududaysay inaan isku waydarsano aaraada  qofku qabo 

LETTER-SPACING: normal; COLOR: rgb(0,0,0); WORD-SPACING: 0px; -webkit-text-size-adjust: auto; -webkit-text-stroke-width: 0px">hadaba anigoo aan in dhawayd  kanastay   wax qorida ama  aan cid wax ka sheego,  balse waxa maanta igu kalifay inaan  qalinaka uqato   hadal malin dhawayd ka soo yedhay qar kamida xildhibanda golaha wakilada  oo si ka baxasan   milgha  xildhibaanimo   u weeraray wasiirka macdanta iyo biyah ee somalialnd oo ay ku tilmaameen  in biyihii loogu deqay somalialnd   wada siyay beshisa   arintasa oo dadakii daawaday aamama  akhristay  ay  ku noqotay arin   ay layaabeen 

balse  su ashu waxay tahay  hadii xildhibaanadu ay    wax qoon saden maxay  ugu tegi wayeen wasiirka  oo ay uga waraysan wayeen  waxa ay tabanayan ahdii ba ay jirto   bal waxa layaba iayagoon utegin wasirki iyo dadkii ku shaqad alah     mahayn inay  soo fadhistan  warbahinta oo  ay tumaan durban  cadifadeed oo an    meel gadhayn  waana wax alaga xumad ain nin xildhibani uu yidhahdo burco waxay uqaybsatahay barri iyo galbeed waa  waxan ku wanaagsanayn   af nin masuula anigu maa qano wasirka  aqoonana umalahi balse waxan aqoon u leehay qar kamida  nimankii  ku hadlayay afka beelaysan oo qaarkood  lagu yaqano  inay  marwalba ay  ku kacan aflagado bmasul amam beeled oo aan waxaba  ugaysan 
 
hadaba waxan ushegay xildhibaanada     inatad eegaysan  masuul xilkisii ka soo baxay wax aidin fican inad  wax u qabatan dadkii din soo dortay oo  qaarkin aan dib ugulaban  dadkii soo dortay waxan kale oo u shegay  dad walalah ee ku nool gobolka togdheer way  ka tashaden siyasi  dadntidsa wata  waxanay uguntadeen sidii ay u horu marin lahayeen gobolkooda   mana jiro wax alayidhado bari iyo galbeed  burco waa mid  qudha oo dhan u wada jeda ..

 

 

 


by ibraahin aden,
Burao Somaliland
 
 
 
 

 

***********************************************.
 Hadhwanaag marnaba masuul kama aha Aragtida Dadka kale, Qoraaga ayaa Xumaanteeda, Xushamadeeda iyo Xilkeedaba Sida, waxa keliya oo Hadhwanaag media Dhiiri gelinaysaa is Dhaafsiga Aragtida, Canaanta gacal iyo talo wadaagga

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.