Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Madaxweyne Shariif oo Ka Hadlay Xiliyada uu Firaaqada Leyahay Waxaa Uu jecel Yahay Ama Xiiseeyo in uu Qabto iyo Arimo Kale.


(Hadhwanaagnews) Friday, August 17, 2012
Muqdisho-(HWN)- Madaxweynaha dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo xilkii Madaxweynenimo ee uu Soomaaliya u

Muqdisho-(HWN)- Madaxweynaha dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo xilkisiii Madaxweynenimo ee uu Soomaaliya u hayay uga harsan tahay mudo ka yar 10 cisho ayaa ka hadlay waxaa uu jecel yahay in uu qabto xiliyada uu firaaqada leeyahay .

Madaxweyne Shariif ayaa ugu horeyn sheegay in uu jecel yahay ama xiiseeyo xiliyada uu firaaqada leeyahay in uu  aqriyo  ama la socdo wararka lagu soo qoro websiteyada ama jaraa.idada afka carabiga ah ku soo baxo.

Sheekh Shariif waxaa uu

tilmaamay in mudooyinkii ugu dambeeyay in uusan helin firaaqo uu wax ku aqriyo kana badatay howshii uu shacabka Soomaaliyeed uhayay balse mararka qaar uu heli firaaqo uu wax ku aqriyo.

Sheekh Shariif hada waa musharax utaagan qabashada jagada Madaxweynaha Soomaaliya waxaana uu sheegay hadii uu mar kale ku guuleysto doorashada in uu shacabka Soomaaliyeed wax uqaban doono .

Waa Madaxweynihii ugu horeeyay ee mdo 21 sano ah caasimada Muqdisho ka dhigay mid nabad ah oo la isku haleyn karo iyadoona ay soo martay dhibaatooyin kala duwan balse markaani ay caasimadii noqotay xiligii 1980 kii oo kale.

 

Xasankuuriya

Hadhwanaagnews/Office Muqdisho

kuuriya@hadhwanaag.org


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.