Waa ardaydii soomaaliyeed ee ka dhigata dalka China gobolka Hangzhou oo idin leh Ciid wanaagsan dhamaan Umada soomaliyeed ee sharafta mudan meel walba oo aad caalamka ka joogtaan.. waxaan alle ka baryeynaa in ciidan ciideeda ilaahay hangu gaadhsiiyo nabad, barwaaqo iyo farxad tan la mid ah inshalaah. ...