Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Hamalyo Ciid Mubaarak iyo Raalgelin Maqaal an dhaaan qoray.


(Hadhwanaagnews) Sunday, August 19, 2012
Hambalyo Ciidda Barakaysa ayaan u dirayaa Ummadda JSL Dowladda iyo Shicibkaba Meelkasta

Hambalyo Ciidda Barakaysa ayaan u dirayaa Ummadda JSL  Dowladda iyo Shicibkaba Meelkasta o ay kala joogaaniyo Muslimiinta o dhan .
Raali gelin Maqaal an qoray dhawaan o Dad baddan Kaga Cadhaysiiyay ,Markii Emailkayga Cay la iiga soo buuxshay Aniga o Dowladda Waxqabadka ku Guubaabiya had iyo jeer o idhaahd Dhulka Baahidu ka jirt iyo Dadka Baahidu daashatay ee aan qaarkood Dowlad wax u qabataba aragna Indhiina Cagtiina u soo arka ,Golayaasha iyo Wasiirada naaxnaaxay u kala dira ,Qabyaaladana wan necebahay in aan khayba ka dhalan ayan aqaan ,Kuwa Bulsha kala Beelaynaya ayan necebay ,Qarran bayn ku doodaynaa o Ictiraafbaynu doonaynanaa ,Qabiil haddi dib loogu noqdo wa Raadkeenii oo aynu

dib uraacna o aynu Cadowgeena u adeegnay !,Khilaafka yar e Dadkeena dhex gala Cadowgu wu ku farxayaa !.
   Kiliga 5 aad Isaaq oo han baa dega o ka seexday Xuquuqdii ay kulahaayeen o aan isdhaamin ,JSL uunbay ku soo yaacayaan marka Habaryoonis Midhaa waan ka Raali gelinaya {ina daya waa wada qabnaa diilalyo iyo Ceebe } Gabaygii Qamaan bay ku jirtay , Ummaddu ha isa Saamaxdo waa Ciid iyo ayaamo Khayr leh .
 
   Wa Billaahi Towfiiq,
Osman Jama {Belel}.


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.