 |
|
Masjidka Abuhurayra ee Magaalada Toronto oo siwayn loogu tukaday Saladii ciidul Fitriga. |
Toronto:-(HWN)-waxaa manta oo Ciid ah si weyn looga ciiday magaaladan Toronto ee dalka Canada Masjidka weyn ee Abu Huraira waxaa isugu yimid dad kor u dhaafay 2000 oo dhamantood ku lebisan dharkooda kiisa ugu qurxoon iyo goo isugu tahniyadayneya ciid mubaarak ciid wanaagsan.
0in 0in 0pt" class=MsoNormal>
Waxaa muxadaraadi ama Qudbadii dadweynaha u jeediyey Sh Bilaal Philips oo ku dhiirigeliyey Muslimiintu inanay noqonin qaar caabuda bisha Rabadaan lakiin ay noqdaan qaar Ilaahay caabuda sanadka oo dhan.
Dadkii kazoo qayb galay ayaa wajidooda ka muuqatay faraxdin iyo reyreyn waxayna iskugu hambalyeynayeen Ciid Mubaarik.
Hadhwanaagnews