xasaasiah una baahan in cadayn loo helo.Sheekada nuxurkeedu wuxuu ahaa in la gu qabtaymadaarka magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya marwada koowaad AaminaWeris iyo Md Baashe Cawil X.Cumar oo ah wiil qaba gabadh uu dhalay m/weynahaJ,Somaliland A.M.Maxamuud(silaanyo)iyagoo wata lacag dhan $2.000.000(labamillion oo dolar). Iyo in Qoyska Madaxwaynuhu guri ka iibsadeen Nairobi qiimihiisunayahay $450,000.
HadabaSomalilanders ku dhaqan magaalada Nairobi oo shabakada hadhwanaag waraysiga layeelatay ayaa sidan ku tiraabaywaa yaabe qofka warkan oo kale qorayaa mameeshuu la taagnaa,siduu ku arkay Marwo Aamina oo laynka bedelanaysa,waawar aan laga fiirsan,Somaliduna waxay ku maahmaahdaa"Waran kugu soonoqondoona lama rido."
Mid ka midah dadkii aanu waraysanay ayaa yidhi waxaan waydiin lahaa qofka soo qoraywarkan aradan,hadiiba ay lacagtaasi jirto xagee kale oo ladhigi lahaa,ma qolkajeelkaa dadka lala geliyaa?.
Arinkan ooay shabakada hadhwanaagnews baadhitaan qotodheer ku samaysay sidii aan horeba usoo sheegnay,isla markaana ay wax ka waydiisay dad aad ugu dhow-dhow ra´iisal wasaarihii hore ee dalka Somalia Pro.Cali Geedi oo isagu ah mulkiilahagurigan la sheegay in la iibiyay, ayaa waxaa u cadaatay inaanu jirin iibsigagurigaasi,qoyska M/weynuhuna shaqo ku lahayn gurigaas la sheegay.
MarkiiProf.Geedi aanu su´aalay bal inuu gurigan ka iibiyay qoyska talada dalkaSomaliland haya iyo in kale wuxuuna ku sheegay warkaa wax lala yaabo,isagooyidhi maalmahan wax kasta waa la maqli mar hadii gurigaygii aan degenaa lasheegay inuu iibsaday M/weyne Siilaanyo.
Siciid Jamaal.
Hadhwanaagnews
washington, DC, USA