Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Muwaddin ka Qaybgal Codbixinta Barnaamijka Qaran ee Qiimee Qofkaaga Wanaagsan


(Hadhwanaagnews) Friday, August 24, 2012
Ma ogtahay muwaaddin in markii u horreysay muddo 21 sanno Somaliland laga bilaabay barmaamuj lagu qiimaynayo shaqsiyaadka ku suntan horumarka dalkooda, dadkoda iyo nafahoodaba?

 

Ma ogtahay muwaaddin in markii u horreysay muddo 21 sanno Somaliland laga bilaabay barmaamuj lagu qiimaynayo shaqsiyaadka ku suntan horumarka dalkooda, dadkoda iyo nafahoodaba?

Waa barmaamuj loo bixiyey qiimee qofkaaga oo abaalmarin lagu sii doono 100-ka qof ee u horreeya ka qaybqaadashada horumarka Somaliland.

Yaa mudan inuu ka mid noqdo 100-kaas qof oo isugu jira qaar wax weyn oo muuqda dalkooda iyo dadkooda ku soo

kordhiyey muddadaas 21-ka sanno ah iyo kuwo iyaguna si qayrul-caadi ah u horumariyey nafahooda?

Ma jiraa in uun qof maankaaga ka guuxaya oo aad is leedahay wuu u qalmaa in waxtarkiisa qaranka Somaliland ku abaalmariyo?

Haddaba, muwaaddin ka qaybgal ololaha codbixinta barnaamijka qaran ee qiimee qofkaaga, hana la bakhaylin ee codkaaga u hur shaqsiga mudan inuu ka mid noqdo 100kii qof ee ugu horreeyey oo qaranka Somaliland ku abaalmarinayo waxtarka arrimaha danta guud horraanta sannadka soo socda ee 2013-ka.

Adigoon isdhibin si fudud codkaaga ugu dhiibo telefoonnada 4834438 Telesom or 9575619 Somtel amma Emailka: qofkaagaqiimee@yahoo.com

Wixii faahfaahin ah ee intaa dheer kala xidhiidh mareegta www.qiimeeqofkaaga.n.nu oo aad iyada lafteeda ka codayn karto.


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.