Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Faizal Cali Waraabe ma afkaad ku ciil bixi cidlaad ka hanjabeysaa by Yaxye Zakariya


(Hadhwanaagnews) Friday, August 24, 2012
Faizal: Si qaawan baynnu u wada hadleynaa bal mudaharaad dhig hadaad Abdirahman Ciro ka dheertey. Mise fahmi meysid midhkaa waxaan uuga jeedo.

Salaan iga gudooma Warbaahinta sharafta le:
Faizal: Si qaawan baynnu u wada hadleynaa bal mudaharaad dhig hadaad Abdirahman Ciro ka dheertey. Mise fahmi meysid midhkaa waxaan uuga jeedo.

Faizal Cali waraabe oo durba Jamaal Cali Xussien musharax nimada ka ciideynaaya Abdirahman Ciro na ku khafiifey.
Faizal oo ah nin ku caana in uu laba bog leeyo ayaa maal mahan aad u baxaa degaaya isagoo ay kaga dhegsantey Abdirahman Ciro xilka ha iska casilo. Horta mudaharaadka sharci baa loo soo maraa oo fasax baa loo soo qaataa ee la iskama mudahaarado. Fasaxaana u heli meysid oo dalka inaad khal khal gelis lagaa yeeli maayo. Madaxweynahu waxaan sharci ahayn kaa yeeli maayo ee waad iska hadashey. Xisbigii UCID ee aad Jamaal ka kireyseyna durba waadigan dhulka jiidaaya sidaadii ee aan isaga oo musharaxa waxba ka weydiineyn. Faizal fudeydku wuu kugu sii badanayaa ee miyaanad waantoobeyn nin weyna baad haatan tahay e. Nin weyn calaacal looga wanaagsan. Kol hadii siyaasadii aad ku saaqidey oo lagaa badiyey in aad kabaha ka ilato ayey ahayd oo aanad maalin walba is ceebeyn. Waxan kaa cabaadinaya waa la wada garanayaa oo waxaad ka saseysaa taageera yaasha xisbiga Wadani badnaan tooda iyo heerka xisbigu maraayo. Dagaal baad naftaada kula jirtaa aanad cidna wax ku yeeli kareyn. Gudoomiya haaga garabka haweenka ee Silaanyo u hanjabeysaana waa tu kula mida oo aad adigu carbisey. Walee siyaasad baydaan baran.
Aan kuu soo gaabiyo ee WADANI adiga iyo uunkuba wey ogyiin in uu sadexda xisbi ee soo baxaaya ka mid noqonaayo. oo waxa soo baxaya KULMIYE, WADANI iyo XAQSOOR. Hadaba iska naso oo ha is daalin weligeed baa tartan la kala badin jirey adna xisbigaagu soo daahiri maayo inta uu kuu afduuban yey oo waa waxa lagaaga yaacay. 10 article ka badan intaan far waa weyn loox kuugu daabacay ee waano dhalan baa ka adag oo waxay cajaladu kaaga dhegtey Ciro xilka ha dego.
Who the hell are you to decide when he has to resign. Listen to this, you are hallucinating and you better get some help period soonest.
yaxyez@yahoo.com
Yaxye Zakariya
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.