Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Jawaab Afhayeenka Ururka Gaaroodi


(Hadhwanaagnews) Sunday, August 26, 2012
Waxaan salaan qaaliya soo gaadhsiinaya hawldeendada mareegta Hadhwanaagnews, waxaan jawaab u celinaya Afhayeenka Ururka Gaaroodi,

Waxaan salaan qaaliya soo gaadhsiinaya hawldeendada mareegta Hadhwanaagnews, waxaan jawaab u celinaya Afhayeenka Ururka Gaaroodi, marka hore sida lagu yaaqaano ururka Gaaaroodi wuxuu ahaa urur samafal oo ku caan baxay taakulaynta ardayda iyo kobcinta dugsyada Salaxalay kaas oo noo ahaa ku dayasho iyo tusaale lagu soo hal qabsado hawlqabadkiisa iyo horumarintiisa, waana mid ka madaxa banaan ururo siyaasadeed, difaaca magaca ururka iyo sharaftiisa waxaan u dhaafay xubnaha ka mid ah ururka samafalka ah ee ninkaasi sheegtay.
 
Hadaan kuu soo noqdo saaxiib Eng. Khadar Cabdi Ciise, wax jira matihid ee magaca iyo waxan aad sheeganayso waxaad ku tahay toobul caaro u soo baxay inuu dacaayad iyo waxaan

qof aqoonta Title-ka aad sidato lihi ku tiraabi karin, waxaan kugu ogahay inaad ahayd xubinhii ka dambeeyey waqtigii Cirro iyo intii ku hoos jirtay ee dhameelka ka hoos guran jirtay, saxiib waa tii laga baxay adiga iyo qayrkaaba, cidii ku soo adeegsan jirtayna maanta bacad iyo cadeed ayuu yaala sida burcadkana wuu dhalaalay ee waxaba ha dherersan waxaa la yidhi Riyo hadii ay dub leeyihiin dabadooda ayeey ku qarin lahaayeen ee bal maatna qoraxda meel ka kagal inta aanad sidii caano baqay kala yaacin.
 
Maanta UCID Cusibi ma ha mid dhaameel laga hoos guurto hadii aad u baratay meel kabaha loo qaado oo kolba mijin qaada loo tuuro, waxaanan kuu balan qaadaya inaan badka ku soo dhigi dhawaan qofkaad tahay.
 
 
Hassan Suudi
 
 
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.