18 ay ka soo degi karaan kana dhoofi karaan madaarkan, isla markaasna uu yahay madaar carradiisa hoose adagtahay.
Waxa uu engineerkani sharraxay qaab dhismeedka uu yeelan doono madaarkan isagoo soo jeediyey in la bedelo Terminaladii hore ee madaarka lana dhiso Terminal cusub oo madaarku yeesho.
Waxa uu Engineerkani u sharraxay engineerkii madaarka dhisayey ee Eng Faarax xuseen qaabka uu u dhisayo Terminalka madaarka, isagoo sheegay in terminal kani yahay mid qadiimi ah.
Waa markii ugu horeysay ee ay Dalka yimaadaan Engineeradan Caalamiga ah ee ka socday Hay?adda Ilaalinta Hawada Adduunka ee ICAO , waxaana Nasiib u yeeshay Gobolka Togdheer iyo madaarka Burco.
WARKAN OO VIDEO AH HALKAN KA DAAWO
Mustafe Osman A/rahman (Mustafe Teacher)
Hadhwanaagnews Burco / Office
Hadhwanaagnewsburco@hotmail.com