Hargeysa (HWN) Qaban-qaabadda Munaasibad lagu soo dhaweynayo hormadii ugu dambeeysay ee murashaxiinta urur siyaasadeedka Xaqsoor uga tartamaysa Magaaladda Hargeysa ayaa hadda si toos ah uga socota Hoolka shirarka ee Hotel Crown.
Munaasibaddan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiinta ugu saraysa urur siyaasadeedka Xaqsoor, murashaxiinta iyo waliba taageerayaal aad u tiro badani ayaa waxa ilaa hadda socota soo dhaweynta masuuliyinta iyo murashaxiinta.
Saacadaha soo
socda ayaa la filayaa in ay si rasmi ah uga furmaan Hoteelka iyada oo aanu idiin soo gudbin doono khudbadaha iyo hadaladda ay jeedinayaan masuuliyiinta iyo murashaxiintuba.
La soco warkan oo faahfaahsan goor dhaw
Najax Aadan Cunaaye
Hadhwanaagnews/Office
Hargeysa/Somaliland
Tel:0013473445311