leeyihiin iyo mid lawado leeyahayba?
meeyayay dawrkii saxaafda somaliland?
meeyaya dawrkii xukuumadu?miyaanay ahayn in tvga qaranka laga soo daayo sababihii keenay lasoo noqoshada?
miyaanay habooonayn in lasameeyo barnaamijyo kusaabsan dhibaatadii somaliland kasoo gaadhay lamidowgii somalia?
miyaanay ahayn in tvga qaranka laga sii daayo barnaamijyo kusaabsan halgankii loo soo maraya lasoo noqoshadii somaliland iyo qiimha ay dadka somaliland kujoogto somaliland?
miyaanay ahayn in wasaarda warfaafintu noqoto mid feeejigan oo kafalcelisa cidkasta iyo meelkasta oo wax somaliland ku lidi ah laga yidhaahdo?
aftahanimadii madxweyne siilaanyo ee 80aadkii markii uu gudoomiyaha kulmiye ahaa ayaa iaydan loo baahanyahay inkasta oo uu maanta madxweyne yahay hadan wuxuu madxweyne siilaanyo ahaan jirya aftahan haduu afka kalaqaado aan cidi dhaqaaqin ruug cadaa siyaasi ah oo halgan dheer iyo tacab faro badan somaliland ay kasoo gashay wakhtigiisiina intiisaii badanyad dhalinyaranimadiisii kusoo qaatay halgan iyo sidii somaliland xornimo ugu noolaan lahayd tudhaale badan dadkan reer somaliland usoo galay maanta waxaa looga fadhiyaa qorshihii somaliland kaga hortagi lahayd durbaanka ujeedo badanka ah ee hadhaagii faqashtyu markale rabaan in ay somalia madxwyne kqanoqdaan dabeedna ay bilaabaan sheekadii min raas kaanbooni ilaa raas casayr iyagoo raba doorkan xataa in ay puntland liqaan waayo reer puntland waa ilbax dhulkoodii kashaqaysatay laakiin faqash dhego la, ayaa haeda amar kuqul qulaysa kuwasooo danbiyo hore kagalay dadka reer somaliland iyo puntland labadab iyo weliba reer muqdisho intaba denbiyo dagaal kagalay waxaanay rabaan in ay doorkan madxweynaha kaqaadanaan reer muqdisho oo isbahaysigii faqashta ay soo celiyaan hadaba waxaa lagudboon reer somaliland reer puntland reer muqdisho in ay kafeejignaadanaan shirqoolkaa faqashta
guuleed warsame jaamac
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga