Waa mahadsan tiin warbaahinta qiimaha iyo qaayaha le:
Muse biixi maah maahdii hore ee foosha xumeyd ee uu meel uu ka maro ceebteeda ilaa maanta la?yey ayuu ku darsadey reer Sanaag ceydooda?Muse mar uu is lahaa faan oo ka fajici beesha uu ka soo jeedo oo isaga dhig in raga oo dilaaya oo dhiig ya cab ah ayuu wuxuu soo qaatey maah maah aan meesha
qabanayn oo aad u fool xumeyd oo weliba aannu awooda ay maah maah du til maameysana aannu lahayn oo wuxuu yidhi (anoo wax dili kara duco qaadan maayo). Muse wuxuu metalaayey sidii uu beeshiisa cududeeda ku faanaayo laakiin wax meesha yaal mey ahayn oo laba beelood is mey dilin waxa dagaalamay Qaran iyo Qabiil qudha oo la isugu tegey dowlad iyo oromo iyo waxay cago ku qaataan. Muse Maah maahdaa meel uu maalin kaa maanta ah ceebteeda ka maro ayuu garan la?yey oo khajilaad badan buu ka mutaa. Wuxuu kaloo canbaareeyaa had iyo jeer ninka odhaahda sameeyey oo Hadraawi ah iyo beeshiisaba oo wuxuu yidhaa reer waalan baan maah maah ay leeyiin soo qaatey oo waataa aan ku ceeboobay. Somalida waxa u caada ah inta ay denbi sameeyaan in ay cid kale ku canaan taan?Hadraawi oo keliya kuma joogo ee wuxuu denbiga saaraa reerka Hadraawi ka soo jeedo oo dhan oo aanan garanayn sidey denbigaa ku yeesheen.
Maantana ka dar oo dibi dhal ayey noqotey markuu reer Sanaag Tuug geela xada ku sheegey isla mar kaana uu Awdal amaanay?.xaguu ka waalanyey bal gobol na wuu amaanayaa gobolna wuu caaya yaa, siyasina wuu isku sheegayaa?ileyn Askari siyaasad ma barto?.. Musow caqligaa fuud lagaaga shubay ee reer dhan oo sheikh iyo shariif ba le lama colaadsado Bal maanta reer ka dhan ee Garxajis la yidhaa xabad vote ah ka heli meysid afxumidaada daraadeed, weliba arinkaasi arin noloshaada kaa hadhaya maaha oo dhaqanka Somalida dibada ayuu ka yahay? Weliba aad tidhaahdid hadalkaa gefka ah ee hadaad awoodiisa lahaan lahayd ciil lamaba qabeen. Maanta waxa aflagadada Sanaag kuu geeyey waa caqli xumo iyo naxli iyo bukaan aad u dhalatey iyo qabyaalad aan lagaa saari kareyn ood isleedey nin baa lagu noqdaa oo aad reerkiina isku tuseyso.
abdi_mustafe123@yahoo.ca
Abdi Mustafe
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga