Somaliland Societies in Europe
13 rue Jean Monnet
64000 PAU
France
Mob.UK: 0044 7870515334
mso-bidi-font-size: 12.0pt; mso-ansi-language: #0400">
Mob. Fr : 0033 689 83 12 66
Website: sseuro.com
Email: info@sseuro.com
Date:11 Septembre 2012
R?f: SSE/Fr- b019
BAAQ TAAGEERO AH
Ujeeddo: Taageerid Mowqifka Golaha Guurtida ee ku Aaddan Madax Dhaqameedka Somalia.
Inkasta oo aan aad loo shaacin waxa dhawaan Jamhuuriyadda Somaliland yimid wafti isugu jira qolyo ka socda Dawlada Finland iyo oday dhaqameed ka socda waddanka aynu dariska nahay ee Soomaaliya. Waftiga oo uu ururkaa Finland ka socdaa gadh wadeen u ahaa waxay dalbadeen inay la kulmaan Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland. Ujeeddada safarka weftigaasi isku dhafan may caddayn. Waxase markii dambe soo baxday inay u socdeen inay madax dhaqameedka Soomaaliya ka socdaa cashar ka bartaan Golaha Guurtida Somaliland.
Waxa xubnihii Golaha Guurtida ee la kul
<v:imagedata o:title="" src="file:///C:DOCUME~1HwanaagLOCALS~1Tempmsohtmlclip1 |