DawladdaAustralia ayaa warbixin ay ka soo saartay ciidammada NATO ka hawlgala dalkaAfganistan waxay uga digtay in dagaalyahannada kooxda Daliban ay mareegta Facebook soo gashadaan sawir dumaraad u qurux badan si ay macluumaad uga helaan askarta xulafada ah ee kahawlgala dalka Afganistan.
Ciidamamdaxulafada NATO ayaa digniintan bixiyey, kadib markay ogaadeen in askar badanFacebook lagu bartilmaameedsaday, iyadoo la iskaga dhigay haween aad u quruxbadan sida lagu baayey wargeyska Daily Telegraph ee dalka Australia ka soobaxa.
War-bixintaoo ay si toos ah u baahisay dawladda Australia waxay sidoo kale tigniin kag abixisayin ciidammada millaterigu isticmalaan mareegaha aanay wax macluumaad