Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Bushaaro: Si Fudud Qur´aanka Kariimka ah uga baro Al Furqaan


(Hadhwanaagnews) Sunday, September 16, 2012
Toosbaad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay. Waamacalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.

Importance Notice: AllMuslim community notices where ever, in academic home of ALFURQAAN are noticesespecially Somali community a quality education are available at any time youwant a TOT (teacher of trainee) and like this below:

Arenoticed all Somali community an education beginning, middle and end so that arerequested to keep the time.

Walaalaha Muslimta  ah  meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaaloo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan UmaddaSomaliyeed

Adiga iyoqoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaamacalin si toos ah kuu

bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur´aanka,Xifdiga Qur´aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka.Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aadrabto. 

Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka midkoorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfacidoonta mustaqbakiisa.

 
  Toosbaad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.
  Waamacalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.
  MacalinkastaGudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.
  Heerkaqofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.
  WaaMacalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.
  Macalinkastawaxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, sibulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.
  Qalabcasriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa.

Maadooyinka la dhigayo

 

1-  BarashadaQur´aanka kariimka ah
2- Fiqi.
3- Caqiida.
4- Soomaali.

5- Fiqi. Siiradii Nabiga(SCW)

6- Axaadiis.

7- Luuqada Carabiga.

8-English.

 KU DARSO SKYPE :-    Macalinkhadar ama alfurqaan16

 Haddii aad ubaahan tahayinaad nalasoo hadasho  fadlan >nagalasoo xidhiidh:-

 phone:  00 252 2 4161524 or 00252 2 814615

Email: sh.khadar55@hotmail.com

Fii ga ardayga


1 Halka  Arday 5  Cisho  $30  (bishii)


2 Halka  Arday 3Cisho  $25(  bishii)


3 Halka  Arday 2Cisho $20(  bishii)

Sidaa awgeeed ku soo dhawoow al furqaan wakhtikasta .

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.