Spring College of Engineering & Technology waxaa laga furay Magaalada Hargeysa, waxaa lagu dhigan doonaa cilmiga isgaadhsiinta (Telecommunication). Is-diiwaan-gelintu way socotaa , Waxaa laguu diyaariyay:-
Certificate in
Telecommunication Engineering (3 Months)
Advance Certificate in Telecommunication Engineering (6 Months)
Diploma in Telecommunication Engineering (2 years)
Waxaa kuu dhigi doonaa Macalimiin leh waayo aragnimo dheer oo dhinaca isgaadhsiinta ah. Xarunta College-ku waa ka sii jeedka koonfureed ee Sacaadadiin Super Market, Haddaba kala xidhiidh:-
Tel: 4817717 iyo 9817717
E-mail: info@springcollege.net,
booqo: www.springcollege.net