R- Hadhwanaag: Dhegayso Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo Farriimo u kala Diray Shacabka Reer Somliland, Xisbigii UDUB, iyo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.
Guddoomiyuhu Wuxu Xisbigii Udub ee Burburay ku sheegay niman aan reer Magaalnimada iyo Dacayaadda Aqoon, isagoo xusay inay Dacaayado Raqiis ah la daba socdaan xisbigiisa kadib markii xisbigoodii Burburay, wuxu kalo Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya u soo jeediyey inaanu ku celcelin ereyga uu mar walba ku khudbadaynayo ee ah Soo Celinta Midnimada Soomaaliyeed