R- Hadhwanaag: Dhegayso Khudbad uu Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Goor Dhoweyd ka jeediyey Madal lagu Soo Dhoweynayey Taageerayaal iyo Garab ka soo Goostay Xisbiga kulmiye kuna soo biiray Xisbiga UCID.
Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen wuxu aad ugu Mahadnaqay Beelaha Deegaamada Ballidhiig,War Cimraan iyo Qoriyaale oo Caawa munaasibad ballaadhan lagu soo dhoweyey kuna soo Biiray Xisbiga UCID.