Hees Cusub oo uu Soosaaray Fanaanka imika loogu jecyl yahay Heesihiisa Farxaan C/laahi Seed (Bada-Cas) Heestii Raaxo, Erayada Amiir Khaalid, Laxnkii saaray C/wahaab Aw-Faarax Musigii Rashiid Cali Xamari.
(Hadhwanaagnews) Sunday, September 23, 2012
Waa Hees Jacayl ah oo aad U Macaan markaad dhagaysatid waxaa dareemi inaad.....
Hees Cusub oo uu Soosaaray Al-Fanaan Fanaanka imika loogu jecyl yahay Heesihiisa Farxaan C/laahi Seed (Bada-Cas) Heestii Raaxo, Erayada Amiir Khaalid, Laxnkii saaray C/wahaab Aw-Faarax Musigii Rashiid Cali Xamari.
 |
|
Al-Fanaan Farxaan C/laahi Seed (Bada-Cas) |
Waa fanaankii coodkiisa laga daba dhacay ee reer London , waa Farxaan C/laahi Seed (Bada-Cas) oo soo saaray hees cusub, waa heestii sanadka, waxa uu heeskan ula baxay Raaxo,Erayada waxa curiyay Abwaanka Amiir Khaalid, Laxamka