Importance Notice All Muslim community notices where ever, in academic home of ALFURQAAN are notices especially Somali community a quality education are available at any time you want a TOT (teacher of trainee) and like this below:
Are noticed all Somali community an education beginning, middle and
end so that are requested to keep the time.
Walaalaha Muslimta ah meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed
Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur´aanka, Xifdiga Qur´aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.
Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbakiisa.
- Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.
- Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.
- Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.
- Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.
- Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.
- Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.
- Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa.
Maadooyinka la dhigayo
1- Barashada Qur´aanka kariimka ah
2- Fiqi.
3- Caqiida.
4- Soomaali.
5- Fiqi. Siiradii Nabiga(SCW)
6- Axaadiis.
7- Luuqada Carabiga.
8-English.
KU DARSO SKYPE :- Macalinkhadar ama alfurqaan16
Haddii aad ubaahan tahay inaad nalasoo hadasho fadlan > nagalasoo xidhiidh:-
phone : 00 252 2 4161524 or 00252 2 814615
Email: sh.khadar55@hotmail.com
Fii ga ardayga
|
1 |
Halka Arday |
5 Cisho |
$30 (bishii) |
|
2 |
Halka Arday |
3Cisho |
$25( bishii) |
|
3 |
Halka Arday |
2Cisho |
$20( bishii) |
Sidaa awgeeed ku soo dhawoow al furqaan wakhti kasta .