Bristol-(HWN)-Waxa magaalada Bristol UK kadhacday xaflad ay ka soo qayb galeen wafti ka kala socda dhamaan laamaha, Xaqsoor waxaana ka mid ahaa gudoomiyaha guud ee Yurub mudane Cabdilaahi Saleeban Cismaan, gudoomiyaha UK Rashiid Cali Maygaag, gudoomiye ku xigeenka UK Cabdi Diiriye,gudoomiyaha Bermingham Cumar Nuur iyo gudoomiyaha Cardiff Faysal Cise Geeljire,
Waxa yaguna kasoo qaybgalay gudidii iyo taageerayaashii xisbiga Xaqsoor Bristol, kuwaa soo iskugu jiray rag iyo dumarba.
Shirkaas waxa furay hadalkii gudoomiye ku xigeenka UK Cabdi Diiriye, kabacdi markuu dadkii uhambalyeeyey ka soo qaybgalay xafladaas, ayaa waxa hadal aad u duul xul ah ka jeediyay mudane Cabdilahi Saleban Cisman, waxa kaloo hadalki markii dambe kala wareegay mudane Rashiid Cali Maygaag,.
Dhamaan gudoomiyaashaasi waxay aaad u