Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Barn-Dareenka shacabka oo falanqeyn ku sameeyey hadal haynta todobaadkan.


(Hadhwanaagnews) Tuesday, September 25, 2012
Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa telefishinka caalamigaa ee hctv ayaa falanqayn ku sameeyey hadal

Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa telefishinka caalamigaa ee hctv ayaa falanqayn ku sameeyey hadal haynta todobaadka oo ahaa laba qodob oo kala ahaa

1-   Magacaabida raysalwasaare farmaajo oo ahayd mid been abuur ah oo saamayn weyn ku yeelatey umada soomaaliyeed eek u nool dal iyo dibadba ,wareysi aan kala yeelaney R/wasaarahii hore mudane maxamed c/llaahi farmaajo oo tas cadeeyey iney tahay hadal ben abuur ah oo si sahlan loo faafiyey.

2-   Qodbka labaadna waxaan kusoo qaadanay tacadigii

loo geystey saxuufiyaalka soomaaliyeed laga soo bilaabo sanadkii 1992-2012-ka waxaana qodobkan labaad nagala qayb qaatey saxuufiyiin soomaaliuyeed oo uu ka mid yahay wariye C/llaahi balwaan iyo cnaasir zero iyo weliba cali aar iyo cali deeq oo madasha habenkaas marti ku ahaa,kana tisrasan telefishinka qaranka soomaaliyeed.

Qodobadaas oo faahfaahsan oo muuqaala oo uu xambaarsan yahay Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee hctv hoos ka dheeho.

 

By-c/fitaax dhaadeey

Em- dhaadeey1988@hotmail.co.uk

  Londn/Uk


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.