Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Cabdiraxmaan Cirro:Labada Xil een hayo Caqabad kuma noqon doonaan Doorashooyinka(DHEGEYSO)


(Hadhwanaagnews) Wednesday, September 26, 2012
Hargeysa (SDN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada ahna Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Wadani oo aanu

Hargeysa (SDN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada ahna Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Wadani oo aanu wareysi la yeelanay ayaa waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha la xidhiidha labada xil ee uu wadajirka u hayo.

Gudoomiyaha ayaa ugu baaqay xisbiyaada iyo ururada siyaasiga ee tartanka kula jira in ay dhiiranaan la yimaadaan ama ay isaga haraan.


Halkaan Guji oo Si Toos ah U dhageyso.mp3




Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.