Muqdisho-(HWN)- Ciidamada nabad sugida dowlada Soomaaliya oo maalmihii la soo dhaafay howl galo culus ka waday degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan degmada Hilwaa halkaasi oo ay ku badan yihiin Xarakada Al Shabaab.
Hey?ada Nabad Sugida qaranka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay rag la sheegay in ay ka tirsan yihiin Xarakada Al Shabaab iyo bombaanooyin oo ay wateen.
Raga maanta dowlada Soomaaliya ay soo bandhigtay ayaa ka koobnaa ilaa iyo sadex ruux iyo bombaanooyin oo ay wateen waxaana la sheegay