Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


MAGACA JUG SOO DHACAY WAXAA BIXIYAY--XIGMAAWIGA CALI MADOOWE FROM BURCO by Jama Ali Muuse


(Hadhwanaagnews) Wednesday, September 26, 2012
Waa salaamanyahy dadkaayga reer Somaliland meel kastaay jogaan,waxaa beryahan ka socday erey laaysku

Waa salaamanyahy dadkaayga reer Somaliland meel kastaay jogaan,waxaa beryahan ka socday erey laaysku riix riixayo oo ah magaca jug soo dhacay iyo  cida Bixisay.Magacn oo ahaa naanaaystii uu caanka ku ahaa xoghayihii Mr jaamac (Jugtii Udub) ayaan aad ula yaabay markii uu dusha kala koray odaygu wasiirka geeljire.Waxaan iyana ka sii yaabay inaanu geeljire iska qaban ee uu isna wasiirku isku saxay saay doontaba ha ka noqotee.
 
Hadaba xiligii ololoha Xisbiyadu aay ugu kululayeen S.land doorashadii madaxweeynaha 2010kii,ayaan dhaawr qof Burco iyo Hargeeysa ku weeydiiyay cida magacan Jugsoo dhacay bixisay,magacan oo orignalkiisa laga keenay ninka shasnshida ah ee Jubada hoose uga soo warami jiray BBCda berigii hore, iminkana Kenya frreelanceka ah,ayaa waxaa dad badani ii

shegiin inuu magaca bixiyay odayga weeyn ee Xigmaawiga ah ee reer Burco Cali Madoobe oo runtii ah, nin af-Somaaliga xigmada badan ku leh dad badanina yaqaaniin.Ulajeedada uu magaca ku bixiyay waxaa laay sheegay inuu ahaa isla ulajeedada wasiirku sheegay oo ahayad,ninkana oo reer D-Jabouti ah oo maaydkii Bulaale soo raacay ayaa laays weydiiyay,markii la garan waayay ayaa Oday Cali Madoobe oo markaa Hargeysa ku sugnaa yidhi waar kani waaba Jug soo dhacay..Hadaba waxaan leeyahay waar Soomaali waxaa waalay qof waxaanu lahaayn dusha laga saarayo iyo mid isagu midaanu lahayan sheeganaya.

 
EE qolada Mediaha waxaan ka codsanayaa inaay iska hubiyaan wax kasta meshaay ka soo baxeen intaan  la puplish garaayn.Anigu jaamac ahaan cali madoobe afkiisa kama qaadin waxaase ii sheegay ragaay isku dhawdhawyeen xiligii ololahana mujaahid cali madoobe sxbna ahayeen.
 
Waa uun iga sixid
Salaamad
Jama Ali Muuse

*************************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.