Walaalaha Muslimta ah meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed
Arial Narrow; FONT-SIZE: 12pt; FONT-WEIGHT: 700; PADDING-TOP: 0px">
Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur´aanka, Xifdiga Qur´aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto. Halkan Guji si aad iska Diwaangaliso http://www.iimaan.com/
Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbakiisa.
--> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.
--> Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.
--> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.
--> Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.
--> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.
--> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.
--> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa.
Maadooyinka la dhigayo
1- Barashada Qur´aanka kariimka ah
2- Siiradii Nabiga (SCW)
3- Caqiida
4- Luuqada Carabiga
5- Fiqi
6- Xadiis
Haddii aad u baahan tahay inaad nala soo hadasho fadlan> nagala soo xidhiidh
Administrator:
Free Contact:_
Tell:-0013203582754
Mobile:-0016193300720
Email:-
maxamed.wali1985@gmail.com
mohmedwali.9@hotmail.com
Ku Darso Skype-
quraanka: xifdin.quraanka1
iman.51