nagusoo biirteen waqtigan loo diyaar garoobayo doorashada golaha deeganka waxaanuna qabnaa inaad wax badan ku soo kordhinaysan RAYS.
Wa billahi tawfiiq.
Gudoomiyaha Xidhiidhka Guud ee
Ururka RAYS.
Mustafe Omar Farah
*************************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga