Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Eheladii Uu Ka Baxay Marxuum XAAJI JAAMAC MAXAMED (CAAMIYE)


(Hadhwanaagnews) Saturday, September 29, 2012
Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Bahda Tacliinta, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Tacliinta, Ehelkii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid MARXUUM, XAAJI JAAMAC MAXAMED (CAAMIYE) oo ka mid ahaa Aasaasayaashii Taclinta Somaliland, Oo jimcihii ku dhintay Imaraadka Carabta (Cajman)

Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Bahda Tacliinta, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo

Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.