Tacsi Geerida naxdinta leh ee ku timi marxuum xaaji jamac maxamed ( caamiye)
Dhamaan qoyska reer saleebaan jama (seleban midjir) oo kala jooga dalka gudihiisa iyo debediisu waxay tacsi gaadh siinayay dhamaan reer jamac maxamed geerida naxdita leh ee ku timi aabahood .nuur jamac (nuur caamiye) oo ku geeriyooday wadanka imaaraadka caraba maalintii shalay ahayd 28/09/2012
waxaanay ilaahay uga barayaan inuu marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo dhamaan qoyskiisi iyo eheladii iyo qaraababdii iyo asxaabtiisina uu samir iyo iimaan ka siiyo. aamiin aamiin aamiin