Innaa Lillahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun!!!!aniga oo ah arday wax kabarta wadanka china waxa aan halkan tacsi uga dirayaa,aniga oo ku hadlaya dhamaan afka ardayda wax ka barata wadanka china,geeridii naxdinta lahayd ee ku timid, Abwaan ama proffesor, maxamed xaashi dhamac gaariye,waxa aan ka tacsiyadaynayaa dhamaan umada somaliyeed, iyo gaar ahaan umada reer somaliland oo dhan,iyo Eheladiisii iyo cidkasda oo taqaan magiciisa iyo muuqaalkiisaba, wax aan leeyahay waxa uu ahaa halyay afka hooyo ama somaliga meel gaadhsiiyay, ilahay waxa aan uga baryayaa inuu miisaanka xasanaadka ugu daro,magacna ku