naalilaahi wa inaalilaahi rajacuun
Dhamaan Jaaliyada reer Somaliland ee Cardiff waxay tacsi u dirayaan Ehelkii iyo Qaraabadii iyo dhamaan shacabka reer Somaliland geeridii ku timid Allah ha u naxariistee Professor Abwaan Moxamed xashi Dhamac "Gaariye" oo xalay ku geeriyooday dalka Norway. Waxaanu Illahay uga baryeynaa inuum Jannada kuwa gala ku daro.
Marxumku waxa uu aha mujahid so halgamay iyo aqonyahan illahey agoon siiyaye
15px; OUTLINE-STYLE: none; OUTLINE-COLOR: invert; OUTLINE-WIDTH: medium">
Allah Mahadle,
Eid Alisalan
Cardiff