Waxaan tacsi tiiraanyo xanbaarsan u dirayaa dhmaan reer Somaliland iyo dhamaanba eheladii abwaan Gaariye
Waxaan tacisi u dirayaa dhamaan shacabka reer Somaliland meelkasta oo ay aduunka ka joogaan iyo dhamaanba eheladii abwaan Gaariye Hashi Dhamac oo xalay ku geeriyooday dalka Norway.
Geriidaas
naxdinta leh IIaalahay samir iyo iiman ha inaga siiyo dhamaanteen.
Aamin Aamin Amiin
Wariye Xamse Axmed Salaan