Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Guddoomiye Jimcaale Cabdi Gadhle (Gud jimmy) iyo Dhalinyaradda reer somaliland ee Dubai Oo Tacsi U Diraya Marxuum Gaariye


(Hadhwanaagnews) Monday, October 01, 2012
bahda suugaanta somaliland bahda tacliinta bahda aqoonyahanada somaliland bahda fanka iyo suugaanta bahda hal abuurka somalilnd iyo dhamaanba shacbi waynaha

gudomiyaha dhalinyarada s/land ee dubai jimcale abdi gadhle ((gud: jimmy )) iyo dhamaanba dhaliinyarada reer somaliland ee ku dhaqan dalkaasi imaaraadka carabta gaar ahan magalada dubai iyo sidoo kale ganacsatada reer somaliland waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii asxaabtii gaar ahaan bahda suugaanta somaliland bahda tacliinta bahda aqoonyahanada somaliland bahda fanka iyo suugaanta bahda hal abuurka somalilnd iyo dhamaanba shacbi waynaha reer somalilnd iyo dhamaanba inta afka somaliga ku hadasha ee ku dhaqan daafaha aduunka dhamaantaantayo waxanu leenahay inaaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuuun geerida naxdinta badan ee ku habsatay ala ha u naxariistee abwaankeenii waynaa mufikarka ahaa aqoonyahan ku xeel dheer hal abuurida macalinka


ahaa ee maxamed xaashi dhamac ((GAARIYE)) oo mudooyinkii u dambeeyayba xanuu ahaan u jiifay dhakhtarka wayn ee dalkaasi norway ee magalada oslo inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuuun rabi naxariistii jano ha ka waraabiyo dhamaatayo anagoo kala ah dadka hoos ku qoran waxanu leenay inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun samir iyo iimaan ilaahay ha inaga siiyo isagana rabi naxariistii jano haka waraabiyo aamiiin aamiiiin aamiiiin aamiiin aamiiiiiin

***********************************************
jimcaale abdi gadhle (( godomiye jimmy))
**************************************
kayse guluf careef
cismaan abdi qaadir yoonis
mawliid maxamed cige
mustafe ahmed igaal
khadal abdilaahi gucuse
ibraahin aadan baxnaan
asad aadan muuse
iid muuse ahmed
abdi kaafik mohamed jaama
liibaan jama abdi
maxamed abdilaahi nuur
dayib aw ali
maxamed ali ahmed (( DHL))
xamse haaji daahir igaal
sakariye maxaned jaamac
mustafe nuux abdi
caydaruus yare
khaalid jamac ismaciil
yaasir maxamuud
axmed bul bul faarax
***************************

iyo dhamaanba bahda fanaaniinta somaliyeed ee dubai star
abwaan qamaam abdi waaxid ((wadnahaa i dhagleh))
abdi abiib ahmed abdi yare
andi nuur dheere
faysal xasan ciise (( XAWAASE))
xaamud ubax
mukhtaar koosaar
ahmed day
ahmed saliiid

*****************************************************************************************
dhamaantayo waxan leenay (( GODKA LAGU JANEE aamiin aamiiiin amiiiin GEESI NAGA BAXOOO GUUL DHASHUU AHAA ))
******************************************************************************************


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.