Tacsi
Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun
normal; FONT: 13px/17px ´Segoe UI´, Tahoma, Verdana, Arial, sans-serif; WHITE-SPACE: normal; ORPHANS: 2; COLOR: rgb(42,42,42); WORD-SPACING: 0px; -webkit-text-size-adjust: auto; -webkit-text-stroke-width: 0px" class=ecxMsoNormal align=center>
Maamulka iyo shaqaalaha Maansoor Hotel Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii, qaraabadii iyo Qarankan Somaliland ee uu ka baxay Marxuun Abwaan Mujaahid Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) in ilaahay samir iyo iimaan inaga siiyo ,naxariistii jano ka waraabiyo, waxa kale tacsi balaadhan u diriaynaa wasiirka arimaha gudaha Maxamed nuur caraale Duur oo aabihii ku geeryooday Magaalada Hargeisa dhamaan qoyskii iyo qaraabadiina samir iyo iiman ha ka siiyo aamiin aamiin