Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Tacsi Katimid: Shaqaalaha Safaaradda Somaliland ee UK


(Hadhwanaagnews) Monday, October 01, 2012
Anigoo ah Cali Adan Cawaale, wakiilka Somaliland ee UK, kuna hadlaya magaca shaqaalaha Safaaradda Somaliland ee UK

Asalaamu Caleykum,


Anigoo ah Cali Adan Cawaale, wakiilka Somaliland ee UK, kuna hadlaya magaca shaqaalaha Safaaradda Somaliland ee UK iyo kan qoyskaygaba waxan halkan TACSI tiiraanyo leh u marinayaa dhammaan ummadda reer Somaliland, gaar ahaanna qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay ALLA ha u naxariistee Abwaankii qaaliga ahaa isla markaana ahaa macallinka weyn Mudane Maxamed Xaashi Dhamac "Gaarriye" oo Xalay ku xijaabtay Dalka Norway.

Innaa lilaahi wa innaa ileyhi rajicuun, Ilaahay Abwaan Gaarriye hoy ha ka siiyo janat al fardowsa innagana dhammaan samir iyo iimaan ha innaga siiyo.

Aamiin

Cali Adan Cawaale
London UK.



Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.