Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Shirgudoonka Guurtida Somaliland, Xildhibaanada iyo Dhamaan Shaqaalaha Golaha Guurtida Somaliland Waxay Tacsi U Dirayaan Qoyskii Iyo Bahda Suugaanta Ee Uu Ka Baxay Maraxuum Abwaan Gaariye


(Hadhwanaagnews) Monday, October 01, 2012


Shirgudoonka Golaha Guurtida Somaliland, Xildhibaanada aqalkaasi iyo dhamaan Shaqaalaha kala duwan ee ka hawlgala aqalka odayaasha Somaliland waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, eheladii, bahda Fanta iyo suugaanta, bahda aqoonyahanka Somaliland iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland ee uu Ka baxay Alle ha u naxariiste Marxuum Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) oo xalay ku geeriyooday dalka Norway oo uu Cisbitaal ku jirey, waxaanan ILAAHAY Marxuuka uga baryeen inuu naxariistii jano ka waraabiyo, eheladii, qoyskii iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland Samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin??????????????.Aamiin???????????Aamiin



class=MsoNormal style="MARGIN: 0in 0in 10pt; TEXT-ALIGN: justify"> 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.