Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


HAMBALYO MEHERKA MUDANE MOHAMED MOHAMUD ELMI IYO MARWADIISA AMAL QALIB FARAH .


(Hadhwanaagnews) Friday, October 12, 2012
Dhamaan Reer Mohamud Elmi iyo asxaab kale oo tiro badan waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan Boqorka iyo Boqorada.Mudane Mohamed Mohamud Elmi iyo Marwadiisa Amal qalib farah Annaguna waxan u so xulnay heestan.

HAMBALYO MEHERKA MUDANE MOHAMED MOHAMUD ELMI IYO MARWADIISA AMAL QALIB FARAH .

 

Hambalyo Meher Mudane Mohamed Mohamud Elmi iyo Marwadiisa Amal qalib farah oo meherkoodu ka dhacay 12 .10.12 Friday  Hotel DEERO Ee Magaala Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco.


0in 10pt; mso-margin-top-alt: auto; mso-margin-bottom-alt: auto" class=MsoNormal> 

Aabe Mohamud Elmi Mohamed

Hooyo Aisha Xaaji Aadan Elmi

Cabdiqani Maxamud Elmi

Ali Maxamud Elmi

Maymuuna Maxamuud Elmi

Khadar Maxamud Elmi iyo Caruurtiisa

Canab Maxamud Elmi  Seygeeda iyo Caruurtooda.

Maryama Maxamud Elmi Seygeeda iyo Caruurtooda.

Aamina Maxamud Elmi Seygeeda iyo Caruurtooda.

Caaqil Faarax Jiciir

Cali Cabdiraxman Ducaale

C/weli qaalib faarax

C/samad Qaalib Faarax

Sh. Rashiid Xaaji Adan Cilmi

C/raxman x.adan cilmi

Mustafe Cisman C/raxman (teacher)

 

Dhamaan Reer Mohamud Elmi iyo asxaab kale oo tiro badan waxay Hambalyo iyo bogaadin aan  la soo koobi Karin hawada u marinayaan Boqorka iyo Boqorada.

 

Mudane: Mohamed Mohamud Elmi

iyo

Marwo :  Amaal Qalib Farah

 

 Oo meherkoodu ka dhacay Deero Hotel ee Magaalada Burco 12 October 2012 Friday, Lammaanahan oo kala jooga Waddanka TANZANIA iyo UK Ingiriiska, Waxaan ilaahay uga baryaynaa ?inuu kadhigo Labadii isku waara, isku raaxaysta, ubad khayr qabana kala hela aqalgalkoodana bash bash iyo barwaaqo ku gaadha ishaa allah.

                   AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

 

Labadii Hodmee Hooy Wada Galee 

Hoodaale Noqdoo Hibo iyo Ducaba Naga hooya.

Guurkiinu Guur Kheyr Gurigiinu Gurinagi.

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax.

 

ANNAGUNA HADDANU NAHAY BAHDA HADHWANAAGNEWS

WAXAAN U SOO XULNAY LAMAANAHA HEESTAN DHEGAYSI WACAN

 
 
 HALKAN KA DAAWO HEESTA OO VIDEO AH
 
 
 
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.