Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA S/LAND AHNA GUDOOMIYAHA URUR-SIYAASADEEDKA WADDANI IYO WAFTIGII LA SOCDAY OO S/LAND DIB UGU NOQDAY DAAWO SAWIRO.


(Hadhwanaagnews) Friday, October 12, 2012
London-(HWN)-Weftigan oo qorshaha safarkoodu la xidhiidhay kala qayb-galka taageerayaasha Ururka Waddani Laanta UK dabaaldega Sanadguuradii koowaad ee ka soo

 
London-(HWN)-Weftigan oo qorshaha safarkoodu la xidhiidhay kala qayb-galka taageerayaasha Ururka Waddani Laanta UK dabaaldega Sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay aas-aaskii Urur-siyaasadeedka Waddani, taasoo ka dhacday magaalooyin badan oo ka tirsan wadanka Ingriiska ayna ka mid yihiin London, Shefield iyo Birmingham. Madaxdan ayaa goob walba ay tagaan kala kulmayey soo dhoweyn aad u sareysa, waxayna jaaliyadaha uga waramayeen siyaasada iyo qorshayaasha Ururka Waddani, taasoo keentay inay ku hantaan tiro aad u badan oo taageerayaal ah.

 
Gudoomiyaha iyo weftigiisa ayaa ugu danbayn iyagoo aad ufaraxsan xalay ka duulay Madaarka Caalamiga ah

ee Heathrow Airport iyagoo ku sii jeeda waddankii hooyo, kuna sii hakan doona Waddamo ay Ethiopia iyo Keenyaba ka mid yihiin.

Afhayeenka Ururka Waddani UK
Qasim Aadan Saleebaan
Kasslmn@aol.com
 
Posted By Ahmed Ahmed salaan.

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.