Afku waxa uu la xoog yahay magliga xawda kaa jaree???xaasha lilaahi nin libin kaa xistayey xumihii waa yaabe
Maansha alaah waa wax lagu farxo marhaday caawaba magaalamarseedkii beriberi ay yeelatay jaamacad ugaar ah islamarkaana bud dhig looga dhigay kuliyada culuumta bada .
Hadaba xafladaasoo aad loo agaasimay ayaa waxa halkaas ka hadlay madax kala duwan iyo madaxceebees iyana meesha ka muuqday ugu horynwaxaa halkaas ka hadlay wasiir sacad cali shire oo si qota dheer u faahfaahiyey marxaladihii ay soomartay iyo mustaqbalka halkay higsanayso waxaa iyana hlkaa hadaloboorin ah iyo dhiiri galin hiil iyo hooba leh ku balan qaaday inay la garab tagantahay ka wasaarad ahaan ,waxaa isna halkaas ka hadlay gudoomiyaha gudida
jaamacada bada maareeye calixoorxoor oo ay kuba adagtahay inuu fagaare ka hadlo ayaa waxa isna hadalkiisa laga xusi karaa inuu yidhi waxaan shacabwaynaha somliland sheegaynaa inay jamacadabada u furantahay dhamaangobolada dalkoo dhan.waxaa isna hadalo dardaarana kasoojeeediyeyprof saleeban oo kubooriyey in khilaafka laga ilaaliyo lana siiyowakhti ay ku midha dhalin karaan
Waxaa iyaga hadladooda aan waxba laga sooqaadi karin aqoon aan ubalahayn mustawahooduna aanu halkaas gaadhsiisnayn sida wasiirgeeljire cabdale sandheere iyo ramaax oo dhamaantood ah niman ku wanaagsan guul wadanimada goobtan iyada ahna aanay kashaqaynayn ,maxaayeelay waxaameesha ka hadalay qorshayaal iyo talooyin dhaxalgal ahna kasoo jeediyey dr.sacad cali shire iyo eng maxamed hashi cilmi oo lagu soo casuumay xafladaas ah wasiir waxqabadkiisii ilaa hada xukuumada maantajirtaa ay ku faanto islamarkaana ay hadana necebtahay inuu meel fagaar ah oo bulsha badani isugu timaado uu ka khudbadeeyo taasna waxaa ku cadaynaya habeenkii dhawayd ee ka hadlay xaflada waxaa la isku bahaystay inaanu hadalkiisu ka bixin telefishanka islamarkaan waxaan ka dhex arkaynay intayadii daawaynaysay inuu sawirahaan noog muuqday isaga oo hadlaya hase ahaatee aan wariyuhu magaciisanakuoodarin taasna aad looga xumaaday ,waxaana arinkaasi looga shaki qabo inay ku amreen maayerka iyo badhasaabku wada jir ahaan ay kashkooda ka dideen iyaga oo ka cabsi qaba inmadaxtooyada lag saluugo hadalkaa mujaahidka .
wariyaha horn cable oo hada noqday Tv kulmiye isaga waxaaba ku filan in lagu yidhaahdo waxay wax u dhimaysaa xukuumada uu hogaaminayo axmed maxamed siilaanyo ,hadaliyo dhamaan waxaa halkaa kasii cad inuu maayarcbadale iibsanyahay maxaa yeelay mar hadii uu hadalkii maxamed xaashi uu ka gocanayo maalintiiuu xilka wareejinayey uu ka hadlay warshada sibidhka hadladiisiina ay ka mid ahaayeen waxaynu ubaahanahay inaynu samayno (National resource Acting ),buura halkaa fadhida oo ilaahay dadka siiyey ,warshadu mid saabunana maaha mid coca lan maaha eekan umadaa leh so we need to make national resource acting .
hadal iyo dhamaan reer berberaw waxaad ka feejignaantaan maayerka iibsan yaanu inagu soo noqon
Prepared: Eng Abdi salaam Mohamed Ajab
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.