Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Ogeysiis: Xuska 25 Guuradii ka soo wareegtay Markii uu geeriyooday Mujaahid Ibrahim Koodbuur Oo Dhawaan La Qaban doono


(Hadhwanaagnews) Friday, October 12, 2012
Waxa Bulshada, Madaxda iyo Mujaahidinta SNM la ogaysiinaya in Xuska 25-guurada ha u naxariiste Marxuum Mujaahid Ibraahim ismaacil Koodbuur (Ibraahim koodbuur)

Waxa Bulshada, Madaxda iyo Mujaahidinta SNM la ogaysiinaya in Xuska 25-guurada ha u naxariiste Marxuum Mujaahid Ibraahim ismaacil Koodbuur (Ibraahim koodbuur) lagu qaban doono Hotelka Guuleed ee Magaalada Hargeysa 5/10/2011 oo ku beegan Maalinta Isniinta, waxaana Xuska qabanaysa Xaaska Ibraahim Koodbuur Marwo Khadra Xasan Yuusuf.

 



Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.