magacaabo Dogon Dawa ee gobolka Kaduna waxaana halkaasi ka baxsaday kooxihii dilka ugeystay dadkaan Muslimiinta ah ee Masjidka iridiisa ku sugnaa.
Markii uu weerarka dhacay 21 ruuxna la dilay waxaa goobta tagay mid kamid ah shaqaalaha gurmadka deg dega kaasi oo sheegay in dadkii dilka geytay ay gaarayeen ugu yaraan 50 ruux isla markaana ay hareereen tuulada Dugan Dawa iyo dhul bareedlkii haree reesnaa oo dhan.
Goobta uu weerarka dhacay ee Kaduna waxa wada daga ama uu kala qeybiyaa dadka Kirishtaankaa iyo kuwa Muslimiinta waxana ilaa iyo hada la ogeyn cida sida rasmiga ah weerarka ugu dambeysay mana jirto cid kale oo sheegtay weerarka.
Hadhwanaagnews Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudiyaheeda Magaalada Muqdisho.